Kiro Sahal values the privacy of its customers’ information.
This policy explains how we collect, use, and protect your data when you use our website.
1. Data Collection
When you use Kiro Sahal, we collect basic information such as:
Your name, phone number, and details of the properties or commercial spaces you submit.
2. Data Usage
We use your information to:
Connect you with landlords and renters
Improve our services
Send you updates related to your requests or new property advertisements
3. Data Protection
We use secure methods to protect your data from unauthorized access.
4. Data Sharing
Kiro Sahal never sells or shares your data with third parties, except when required by law or with service providers who assist us with technical operations.
5. Your Rights
You have the right to:
Access the data we hold about you
Request correction or deletion of your data
6. Policy Updates
We may update this policy at any time. Any changes will be posted on this page.
Ilaalinta macluumaadka macaamiisha
Kiro Sahal waxay qadarinaysaa asturnaanta macluumaadka macaamiisheeda.
Qoraalkan wuxuu sharxayaa sida aan u uruurinno, u isticmaalno, una ilaalinno xogtaada marka aad adeegsanayso website-keena.
1. Ururinta
Xogta Markaad isticmaalayso Kiro Sahal, waxaan ururinaa xogta aasaasiga ah sida: Magacaaga, Lambarkaaga, Faahfaahinta guryaha iyo goobaha ganacsi aad soo gudbiso.
2. Isticmaalka
Xogtaada waxaan u isticmaalnaa si aan: kugu soo xirno kireeyaasha ama u hagaajino adeeggeena Kugu soo dirno macluumaad la xiriira dalabkaaga ama xayeysiiska guryaha cusub
3. Ilaalinta Xogta
Waxaan isticmaalnaa habab ammaan ah oo lagu ilaaliyo xogtaada si aysan u gaarin cid aan fasax u lahayn.
4. Lawadaagista Xogta
Kiro Sahal marnaba xogtaada kama iibiso umana gudbiso cid kale, marka laga reebo xaaladaha sharciga ama adeeg bixiyeyaasha naga caawiya hawlaha farsamada.
5. Xuquuqdaada
Waxaad xaq u leedahay inaad: Aragto xogta aan kaa hayno Codsato in xogta lagaa tirtiro ama la saxо
6. Isbeddelada Siyaasadda
Mar kasta waxaan cusboonaysiin karnaa siyaasaddan, waxaana isbeddelka lagu soo bandhigi doonaa boggan.
