top of page
Soo dhawoow kireeye
kirosahal.com waxay kuu fududaysay in aad si sahlan iskaga kirayso gurigaaga ama goobtaada ganacsi meel kasto aad ku sugantahay, soo booqda kirosahal.com.
fadlan raac tilmaamahan si aad iskaga kirayso guri :-
1. Tag halka ay ku qorantahay
2. Buuxi Foomka
-
Haka tagin meel banaan
-
Waxaa laguu ogolyahay in aad soo geliso sawirka Goobta, qololka, suuliga, kushiinka, barxada, baakin-ka & balakoonka,
-
FG foomka ma aqbalayo in lasoo geliyo muuqaal.
-
Fadlan xogta aad soo gelinayso ha noqoto mid saxan.
bottom of page
