top of page

Soo dhawoow Kireyste

 

Kirosahal.com waxay kuu fududaysay in aad  guri ama goob ganacsi kiraysato  meel kasto aad ku sugantahay keliya soo booqo kirosahal.com.

Fadlan raac tilmaamahan si aad u kiraysato guri ama goob gabacsi:-

  1. Dooro guriga ama goobta ganacsi

  2. Iska hubi faafaahinta,

  3. ku dhufo badhanka kireyso

  4. Kadib soo buuxi foomka 

  5. FG. Lambarka faafaahinta waa muhiim

  • Markiiba waxaan kugu xariirin doona kireeyaha ama milkiilaha.

! Talo: Fadlan ha bixin wax lacag ah ilaa aad guriga ama goobta ka aragto. 

bottom of page