top of page

Ilaalinta Xogta Macaamiisha

Kiro Sahal waxay qadarinaysaa asturnaanta macluumaadka macaamiisheeda.

Qoraalkan wuxuu sharxayaa sida aan u uruurinno, u isticmaalno, una ilaalinno xogtaada marka aad adeegsanayso website-keena.

1. Ururinta

Xogta Markaad isticmaalayso Kiro Sahal, waxaan ururinaa xogta aasaasiga ah sida: Magacaaga, Lambarkaaga,, Cinwaankaaga email-kaaga Faahfaahinta guryaha aad soo gudbiso.

2. Isticmaalka

Xogtaada waxaan u isticmaalnaa si aan: kugu soo xirno kireeyaasha ama u hagaajino adeeggeena Kugu soo dirno macluumaad la xiriira dalabkaaga ama xayeysiiska guryaha cusub

3. Ilaalinta Xogta

Waxaan isticmaalnaa habab ammaan ah oo lagu ilaaliyo xogtaada si aysan u gaarin cid aan fasax u lahayn.

4. Lawadaagista Xogta

Kiro Sahal marnaba xogtaada kama iibiso umana gudbiso cid kale, marka laga reebo xaaladaha sharciga ama adeeg bixiyeyaasha naga caawiya hawlaha farsamada.

5. Xuquuqdaada

Waxaad xaq u leedahay inaad: Aragto xogta aan kaa hayno Codsato in xogta lagaa tirtiro ama la saxо

6. Isbeddelada Siyaasadda

Mar kasta waxaan cusboonaysiin karnaa siyaasaddan, waxaana isbeddelka lagu soo bandhigi doonaa boggan.

Xuquul Ilaalin-Kiro Sahal

Kiro Sahal waxay qadarinaysaa asturnaanta macluumaadka macaamiisheeda.

Qoraalkan wuxuu sharxayaa sida aan u uruurinno, u isticmaalno, una ilaalinno xogtaada marka aad adeegsanayso website-keena.

1. Ururinta

Xogta Markaad isticmaalayso Kiro Sahal, waxaan ururinaa xogta aasaasiga ah sida: Magacaaga,, Lambarkaaga, Telefankaaga, Cinwaankaaga email-kaaga Faahfaahinta guryaha aad soo gudbiso.

2. Isticmaalka

Xogtaada waxaan u isticmaalnaa si aan: kugu soo xirno kireeyaasha ama u hagaajino adeeggeena Kugu soo dirno macluumaad la xiriira dalabkaaga ama xayeysiiska guryaha cusub

3. Ilaalinta Xogta

Waxaan isticmaalnaa habab ammaan ah oo lagu ilaaliyo xogtaada si aysan u gaarin cid aan fasax u lahayn.

4. Lawadaagista Xogta

Kiro Sahal marnaba xogtaada kama iibiso umana gudbiso cid kale, marka laga reebo xaaladaha sharciga ama adeeg bixiyeyaasha naga caawiya hawlaha farsamada.

5. Xuquuqdaada

Waxaad xaq u leedahay inaad: Aragto xogta aan kaa hayno Codsato in xogta lagaa tirtiro ama la saxо

6. Isbeddelada Siyaasadda

Mar kasta waxaan cusboonaysiin karnaa siyaasaddan, waxaana isbeddelka lagu soo bandhigi doonaa boggan.

Wixii faafaahin ah nagala soo xiriir

WhataApp: 252619606601

Email: kirosahal2005.com

bottom of page