top of page
Goobta
Hodan, Muqdisho, Soomaaliya
$360
Kirada Bishii
Guri
Qol ganacsi
0
Hormarin (Deposit)
1
Qol
0
Suuli
#03 Waa qol ganacsi oo ku haboon ganacsiyo badan oo aad jeceshahay sida:- farmashi, shoping, carwo dhar iyo iwm goobtaan ganacsi waxay kutaalaa Saybiyaano agagaarka Hormuud waxayna saarantahy laamiga qiimaha waa macquul heshiisna waa kafuranyahay kusoo dhawaada yaan lagaa hormarin.
bottom of page

.jpg)





